SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
17/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Faah faahinta Qarax Gaari oo goordhoweyd ka dhacay Muqdisho


Wararka inaga soo gaaraya Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in halkaasi goor dhaw uu dhacay qarax aad u xoogan, qaraxaasi oo ah gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Qaraxan ayaa wuxuu ka dhacay meel ku dhaw Saldhiga Degmada Wadajir, kadib markii gaari waxyaabaha qarxa ka buuxaan ciidamada ammaanka ay qabteen.

Saraakiil ka tirsan Nabad Suggida Soomaaliya ayaa xaqiijiyeen in gaariga oo yaalay Banaanka Saldhiga Degmada Wadajir mar kaliya uu qarxay.


Illaa hadda lama soo sheegin khasaaraha ka dhashay qaraxaan, balse goobta waxaa jooga ciidamada ammaanka Somaliya.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®