SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
17/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Kooxo Hubeysan oo Goordhaweyd Dil Ka Geystay Muqdisho

 


Kooxo hubeysan ayaa goordhaweyd gudaha Xaafada Xaawo Taako Degmada Wadajir ee Gobolka banaadir waxa ay ku dileen qof rayid ahaa.

Qof kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in rag hubeysan oo gaarayay ilaa 3-nin ay fuliyeen dilka loo geystay qofka rayidka ahaa , islamarkaana kooxda hubeysan laga dilay mid kamid ah kadib markii Ciidamo halkaas ka dhawaa ay rasaas ku fureen.

Ciidamada amaanka Dowladda Soomaliya oo goobta gaaray ayaa wada howlgal lagu baad-goobayo labo kale oo dilka fuliyay oo la sheegay in ay baxsadeen,waxaa goobta laga qaaday meydka ruuxa rayidka aha.

Ilaa haatan si dhab ah looma ogo waxa uu ahaa qofka la dilay iyo halka uu ka Tirsanaa.

 

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®