SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
17/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Gudoomiye Diiday in uu La Shaqeeyo Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowladda


Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay ayaa ku eedeeyay Gudomiyaha Degmadaas in uusan wada-shaqeyn la laheyn Ciidamada Dowladda Soomaliya iyo Ciidamada Midowga Afrika AMISOM.

Xoghayaha Arimaha Bulshada Degmada Qansax dheere Saalax Shiikh C/laahi ayaa sheegay in Gudoomiyaha Cusub ee Degmadas uusan aheyn shaqsi u daacad ah shacabka degmada islamarkaana uu kasoo horjeystay in wada shaqeyn ay dhexmarto Ciidamada Dowladda Soomaliya iyo Kuwa AMISOM.

Arinaan ayaa kusoo beegmaysa xili shalay qarax miino uu ka dhacay Maqaayadd ku taala gudaha Degmadaas 2-mas’uuliyiin ah iyo 7-askari oo ka Tirsan Ciidamada Dowladda Soomaliya ayaa ku dhaawacmay.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®