SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
17/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Qarax Masuuliyiin ay ku dhaawacmeen oo ka dhacay Degmada Qansaxdheere.

 

Guddoomiyaha Maamulka Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay Isaaq Cabdi Warsame ayaa shaaca ka qaaday in Masuuliyiin Maamulka degmadaasi ka tisran ay ku dhaawacmeen Qarax lagula eegtay Degmada Qansaxdheere.

Masuuliyiinta la sheegay in ay ku dhaawacmeen Qaraxaasi Miino ayaa kala ah Guddoomiye ku xigeenada Arrimaha Bulshada iyo kan Maaliyadda degmadaasi.

Waxaana Qaraxaasi lagula eegtay Maqaaxi ku taalla Degmada Qansaxdheere oo ay ku qaxweynayeen Masuuliyiintaasi iyo Ilaaladooda Xalay.

Maamulka degmada Qansaxdheere ayaa sheegay in Qaraxaasi uu ahaa muddi dheer kadib kii ugu horreeyay oo ka dhaca halkaas.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®