SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
16/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Boqor Salmaan Bin Cabdi Casiis oo Casuumay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo

 

Boqorka dalka Sacuudiga boqor Salmaan Bin Cabdi Casiis ayaa warqad casuumaad ah u soo diray Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo si uu uga qeyb galo shirka wadamada islaamka iyo Mareykanka waxaana lagu qaban doona magaalada Riyaad.

Warqada casuumad ah ayaa waxaa loogu soo dhibay safiirka Sacuudiga u fadhiya dalka Kenya Dr Maxamed Cabdi Khani Khiyaad waxana uu kulan kula qaatay magaalada Muqdisho.

Safiirka iyo Farmaajo ayaa kawada hadlay qadiyado dhinacyo badan ah oo xiriirka labada dal ay ugu horeeysay.

 

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®