SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
16/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Amnesty International oo sheegtay in Toogashaddu ay ku Badatay Soomaalia.

 

Heey’adda Xuquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa shegtay Toogashadu ay Soomaliya ku Badatay waxaayna Heey’addu Hoosata xariiqday Toogashadu ay ka dhacdo meelo ay dadbadan joogaan.

Maxkamadaha Military-ga ee Doowladda iyo Dagaalyahanadda Al-shabaab ayaa labaduba Toogay Tobanaan ruux Sanadkaan 2017 oo dhamaantoodna toogashadoodu ay ka dhacday goob ay dadweeyne u dhexeeya 30 illaa 300 joogaan.

Inkastoo Toogashadda Soomaaliya aysan ahayn wax cusub hadana dareenka Heey’ada Xuquuqul insaanka Sida Amnesty International waxaa joojiitay Kororka lasheegayo in uu waqtigaan ku yimid dadka la Tooganayo.

Masuuliyiinta midowga Europe ee Soomaliya heey’adaha Xuquuqul insaanka ayaa horay Masuuliyiinta doowladda ugu baqaay in ay joojiyaan xukunka dilka ah.

Maxamadaha Military-ga doowladda ayaa 11 Ruux toogtay Bishii April oo kaliya.

Ma ahan markii u horreeysay oo heey,adaha Xuquuqul insaanku ay Soomaaliya ku eedeeyaan toogashadda soo kordheeysa.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®