SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
15/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweyne Farmaajo oo maanta tagaya goobo muhiim ah

 

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa maanta lagu waddaa in uu tago goobaha Taariikhiga ah ee ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu waddaa in uu maanta Ubax dhigo Taaladda SYL ka dib uu tago Garoonka kubadda Caggta ee Koonis halkaasoo uu kula hadli doono dhalinyaradda Soomaaliyeed.

Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Cayaaraha dowladda Soomaaliya Axmed Cumar Islow ayaa sheegay in maanta Madaxweyne Farmaajo uu dhalinyarada Soomaaliyeed uu kala qeyb gali doono xuska SYL.

Wasiirka ayaa sidoo kale tilmaamay in maanta si weyn loogu diyaar garoobay Xuska Maalinta dhalinyaradda Soomaaliyeed oo maanta ku beegan.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®