SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
14/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Xildhibaanada Hirshabelle oo Eed kala Dul dhacay Ciidanka Itoobiya

 

Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Guure oo ka mida Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiya ay Gobolka Hiiraan ku dileen illaa 20 Ruux oo Shacab ah islamarkaana aan la ogeyn Sababta ay u dileen.

Dadka ay Dileen Ciidamada Itoobiya ayuu sheegay Xildhibaanka in ay ku jiraan Carruur iyo Haween,waxaana sidoo kale uu xusay in Dadka Ciidamada Itoobiya ay ku Dileen Dhowr Degaan oo ka mida Gobolka Hiiraan.

Isgoo sii raaciyey in aysan dooneyn ciidamo aan kala saarey cadowga iyo shacabka oo cidii ay arkaanba dilaya taasna ay ka soo horjeedaan Xildhibanada Hirshabeele.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®