SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
13/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dagaal u dhaxeeya Labo maleeshiyo Beeleed oo ka dhacay Gobalka Galgaduud.

 

Dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa ka dhacay Bariga Gobalka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya waxaana lagu soo waramaya in uu ka dhashay qasaaro dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray labadii dhinac ee dagaalamay.

Dagaalka waxaa uu si gaar ah uga dhacay Deegaan lagu magacaabo Labi caano oo dhanka Bari kaga Beegan Gobolkaasi Galgaduud.

Waxaana la soo sheegayaa in dagaalka uu ka dhashay khasaare kala duwan oo soo kala gaaray dhinacyada dagaalamay iyo dad shacab ah, ilaa hadda lama xaqiijin tirada dhimashada iyo dhaawaca inta ay gaar siisan tahay.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®