SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
13/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Faah Faahin laga helayo Weerar Ka dhacay Magaalada Mandera.



Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha dhimasho ee ka dhashay Weerar ka dhacay Magaalada Mandera ee Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya.

Weerarkan oo sida la sheegay ay fuliyeen Xubno ka tirsan Al Shabaab ayaa lagu beegsadaay kaawo qadayaal u dhashay Dalka Kenya.

Isku duwaha Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya, Maxamuud Saalax ayaa sheegay in Weerarkaasi lagu Dilay ugu yaraan 2 Ruux oo ka mid ahaa Kaawo qadayaashaasi.

Mr. Saalax ayaa ku eedeeyay Weerarkaasi in ay ka dambeeyeen Xubno ka tirsan Xoogaga Xarakada Al Shabaab oo Dagaal ka wada gudaha Soomaaliya.

Waa markii 3-aad oo Weerar nuucan oo kale ah lagu beegsado Kaawo qodayaasha ku sugan Waqooyiga Magaalada Mandera ee Dalka Kenya.

Bishii July ee Sanadkii 2015-, Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay in ay Dileen 14 Ruux kadib markii Weerar ay ku qaadeen kaawo qodayaal ku sugnaa Magaalada Mandeera ee Waqooyi Bari Dalka Kenya.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®