SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
13/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dr Gaas:-Beesha Caalamka Yaysan Jahwareerin Shacabka Soomaliyeed”

 

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas oo ka qeyb galay Shirkii loogu hadlaayay arrimaha Soomaliya ee magaalada London ayaa beesha caalamka uga digay inay jahwareeriyaan ummadda Soomaaliyeed, iyagoo ku mashquulinaya shirar aan wax natiijo ahi kasoo baxayn.


C/wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa sheegay Soomaaliya inay haatan midaysan tahay islamarkaana ay mowif mid ah la tageen shirkii Magaalada London ee caasimadda dalka ingiriiska , wuxuuna caalamka ka dalbaday inay ka dhabeeyaan balanqaadkooda taageerida dalka Soomaaliya.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Puntland wuxuu sheegay in shirarkii London ee horey loo qabtay noqdeen kuwo fashilmay oo aan waxba kasoo kordhin, laakiin wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay shirkaan cusub inuu yeelandoono miro dhal wanaagsan.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®