SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
09/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Faah faahinta Meydad iyo dhaawacyo la gaarsiiyay Isbitaalka magaalada Baydhabo

 

Askar ka mida Ciidamada Koonfur Galbeed oo meydad iyo dhaawac ah ayaa la geeyay Isbitaalada Baydhabo , waxaana dagaal culus uu ku Qabsadey degaanka Goofgaduud.

Isbitaalka Baydhabo ayaa soo lasoo sheegayaa in dhaawacyo badan iyo Meydad la geeyay Isbitaalka ,kuwaa soo kusoo waxyeeloobay dagaalka Deegaanka Goofgaduud.

Gurmad xooggan oo ay hoggaaminayaan Saraakiil ka tirsan Ciidamda xoogga ayaa ka baxay magaalada Baydhabo , kuwaasoo kusii jeeda degaanka Goofgaduud.

Degaanka Goof-gaduud oo 30-KM u jira Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay dhowr jeer oo hore waxaa ku dagaalamay Ciidanka Dowladda iyo Dagaalyahanada Shabaab.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®