SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
09/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweynaha Soomaliya Farmaajo oo u Duulay Magaalada London

 

Wafdi Uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed(Farmaajo) ayaa saakay u duulay Magaalada London ee Caasimada dalka Ingiriiska.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa kamid ah Ra’iisul Wasaare kuxigeenka, Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble iyo Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, waxayna Magaalada London ee dalka Ingriiska kaga qeyb gali doonaan shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan in ka badan 40 dowladood iyo ururo caalami ah.

Shalay waxaa Magaalada London gaaray wafdi horudhac u ah Dowladda Soomaliya oo uu Hogaaminayay Madaxa Qaban qaabada shirka London ee dowladda Federaalka C/raxmaan Ceynte ahna La Taliyaha Madaxweynaha.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®