SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
08/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dadka ku nool Deegaanka Gilinsoor oo ka cabanaya Ciidamada New Police ee Dalka Ethiopia.

 

Nabadoon Jaamac Nuur oo ka mid ah waxgaardka Deegaanka Gilinsoor ee Gobalka Mudug ayaa KNN u sheegay in ay dhibaato badan ku haayaan Ciidamada New Police ee is maamulka Soomaalida Ethiopia.

Nabadoonka ayaa Sheegay in ay jirto hanjabaad jirdil iyo dhibaatooyin kale oo ay ku qabaan Ciidamada Is maamulka Soomaalida Ethiopia ee la yiraahdo New Police waxeyna Dowladda Soomaaliya iyo Galmudug ka codsadeyn in arintaasi la xaliyo.

Ugu danbeyntii odayaasha ayaa sheegay in ay jirto barakicin xoog leh oo ay wadaan ciidanka Ethiopia waxaana hore deegaankaasi kaga jiray Abaaro dadka iyo duunyada Saameeyay.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®