SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
08/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Puntland oo sheegatey cidii Kufsiga uu Geystay wiilkeedu Hadii La Waayo waalidkaa loo xirayaa

 


Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo warbaahinta kula hadlay degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal ayaa ka dalbaday odoyaasha degmaadaas in Puntland ay usoo gacan galiyaan todobo dhalinyaro ah oo dhowaandegmada Burtinle ka geystay kufsi wadareed loo geystay gabadh 13 jir ah.


Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) wuxuuna sheegay haddii la keeni waayo inay Puntland xiridoonto Aabayaashooda iyo cid walba oo isku dayda inay qabiil ku difaacdo, dhalinyaradda kufsiga ka geysatay deegaankas.

“Dambiile waa dambiile, waalana qabanayaa, Waxaan rabnaa in sida ugu dhaqsiyaha badan loo keeno damiilayaasha walaahi ka tagi mayno, haddii aan weyno Aabayaashood ayaa qabanaynaa.” ayuu yiri wasiirka anmniga dowladda Puntland oo balanqaaday shabaq lagusoo doonay dambiilayaasha inuusan dib ugu laabandoonin caasimadda Garowe.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®