SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Al-Shabaab oo weeraray Saldhig ciidanka Kenya ay leeyihiin Gobolka Gedo

 

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya, ayaa sheegaya dagaalyahanada Al Shabaab inay weerar la beegsadeen Saldhig ciidamada Kenya ay ku leeyihiin Gobolka Gedo.

Ciidamada Shabaab ayaa weerarkaan waxa ay ku qaadeen deegaan lagu magacaabo Tarako oo ay joogeen Ciidamada dowladda Kenya.

Waxaa la soo sheegayaa dagaalkaasi culus inuu ka dhashay Khasaare dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray labada dhinac, inkastoo illaa hadda aanan laga haynin macluumaad sax ah inta uu la eeg yahay Khasaaraha ka dhashay dagaalka.


Al-Shabaab ayaa dhowr Jeer Weeraro xooggan ku qaaday Saldhigyadda Ciidamada dowladda Kenya ee gobolka Gedo.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®