SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Al-shabaab oo Maanta Ka Baxay Deegaanka Gendershe Ee Gobolka Shabeellaha Hoose

 

Wararka naga soo gaarayo gobolka Shabeellaha hoose, gaar ahaan deegaan xeebeedka Gendershe ayaa ku waramaya inay isaga bexeen ciidankii Alshabaab, kadib markii ay ku dhawaadeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Alshabaab ay gudaha ay u galeen deegaanka Jilib Marka ee isla gobolka Shabeellaha hoose, halkaasi oo ku badan yihiin beeraha.

Ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa dhaqdhaqaad ka wada gobolkaas, kaasi oo ka dhan ah Alshabaab, waxaana saraakiisha ciidankaasi ay sheegeen inay duulaan ku yihiin Alshabaab, si ay uga saaraan deegaanada gobolkaas.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®