SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
04/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Maamulka Puntland oo Raashiin ka qeybisay Degmada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer

 

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar (Camey) ayaa Kun Qoys oo ku dhaqan Magaalada Buuhoodle waxa uu u qeybiyay Raashiin, kuwaasi oo ay saameeyeen Abaaraha.

Waxa uu sheegay in ay u mahadcelinayaan Hay’adihii keenay Raashiinkan, kuwaasi oo gartay in ay u gurmadaan shacabka ku dhibaateysan Degaanada Puntland, kuwaasi oo xoolahooda ay ka leysay Abaarta.

Sidoo kale Madaxweyne Camey ayaa booqday Tuulada Dan-dan oo hoostagta Degmada Buuhoodle, halkaasi oo ay ku sugan yihiin shacab ay Abaaruhu saameeyeen, wuxuuna sheegay in ay la qeybsanayaan dherag iyo gaajo.


C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar (Camey) Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland ayaa maalmahan waxa uu booqasho ku joogay Magaalada Buuhoodle.


Search
Search...
WARARKA CUSUB EE KNN::Jubbaland oo War ka soo saartay Dilka Wasiirka Howlaha Guud ee Xukumadda KeyrreIn ka badan 30 Ruux oo ku dhimatay Banaanbaxa ka socda VenezuelaHanti-dhowrka Guud oo ka hadlay Dilkii Wasiir Cabaas C/llaahi SiraajiDHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (04-05-2017)Wasiir Cabbaas: Shakhsi Muhiim Ah oo Ka Baxay QarankaLe Pen Iyo Macron oo Is WeerarayWar Murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen Madaxweyne Farmajo iyo Ra’isal Wasaare DesalegnPuntland oo ka hadashay Doorashadii Madaxweynaha Cusub ee GalmudugMadaxweyne Farmaajo oo soo gaba gabeeyay Booqashadii Addis AbabaWar deg deg ah: Wasiir Ka tirsan Xukumadda Soomaaliya oo goordhaw lagu dilay Al-baabka Madaxtooyada Soomaaliya.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®