SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
04/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweyne Xaaf oo Shegay in uu Ahmiyada Siinayaa Bixinta Mushaaraadka Ciidamada

 


Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maalinimadii shalay ahayd madaxweyne u doorteyn Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), kadib tartan adag oo uu kaga guuleestay labo musharax kale oo la tartameesay.


Hadaba markii la shaaciyey guusha Xaaf ayaa waxa uu jeediyey khudbadiisa ugu horeesay oo uu jeediyo isagoo ah madaxweynaha Galmudug, waxuuna sheegay in bixinta mushaaraadka ciidamada uu ahmiyada koowaad siin doono si buu yiri loo helo nabad waarta.

Madaxweynaha cusub ee Galmudug ayaa waxa uu u muuqdaa mid taageero badan ka heesta dadka reer galmudug iyadoo guushiisa dabadeed loo riday risaas fara badan oo lagusoo dhaweenaayey.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®