SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
04/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Maamulka Ahlusuna “Nama quseyso Doorashadii Cadaado”

 

Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna ayaa si cad u sheegay in aysan quseyn Doorashadii shalay ka qabsoontay Magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah Maamulka Galmudug.

Doorashadii shalay ka dhacday Magaalada Cadaado ayaa waxaa ku soo baxay Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo noqday Madaxweynaha Galmudug.

Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay Doorashadii in ay tahay mid gaar ah, Islamarkaana ururka Alhlusuna aysan quseyn.

Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) Madaxweynaha cusub ee Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Maamulka Ahlusuna uu ugu gacan haatinayo in ay ku soo biiraan Maamulka Galmudug, si loo midoobo.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®