SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
03/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo Ka Bilaabatay Cadaado

 

Waxaa goor dhow xarunta madaxtooyada maamulka Galmudug ka bilaabatay doorashada madaxweynaha maamulkaas oo ay u taaganyihiin Seddex musharax oo kala ah Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Axmed Shariif Cali Hilowle iyo Prof. C/qaadir Shirwac oo ku loolamaya doorashada madaxweynaha Galmudug.

Waxaa codeynaya xildhibaanada baarlamaan goboleedka Galmudug, iyadoo codkooda ay dhiiban doonaan 89- ka mudane ee baarlamaanka Galmudug, kuwaasoo hada ku sugan xarunta doorashada.

Musharaxiinta u tagaan qabashada hogaanka Galmudug ayaa maalin ka hor jeediyey khudbadahooda waxqabadka, iyagoo baarlamaanka ka codsaday inay siiyaan codka kalsoonida.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®