SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
03/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

R/Wasaare Kheyre:-“Waxaan Diyaar u ahay in aan Nafteyda Ku Waayo Difaaca Shacabka”

 

Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheyre oo ka qeyb galay Madal looga hadlayo dar-dar galinta Waxqabadka Xakuumadda Federaalka Soomaaliya iyo diyaarinta qorshaha Xukumadda ee wax qabadka 90-ka maaalmood ayaa sheegay in Xukuumaddiisa ay diyaar u tahay difaacidda dalka.


Ra’iisul Wasaaraha oo jeediyay qudbad uu kaga hadlayo qorshaha Xukumaddu ay doonayso inay dalka ku horumariso, gaar ahaan dhinacyada Siyaasadda, Arrimaha gudaha, Dhaqalaha, Waxbarashada, Caafimaadka Midnimada Ummadda, Siyaasad midaysan oo Soomaaliya kula macaamilayso Caalamka.

“Waa inaan shacabka dhexgalnaa oo an dhageysanaa tallooyinkooda, waa inaan aqbalnaa isla xisaabtanka, waa inan ciidankeena dhiiri gelinaa, ciidankeena aniga xitaa waxaa ii qorsheysan inaan ugu tego meesha ay jogaan xitaa hadii aan naftayda ku waynayo”.ayuu yiri Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheyre.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®