SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
03/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay doorashada Madaxweynha Galmudug

 

Beesha Caalamka ayaa War kasoo saartay doorashada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug ee lagu waddaa in ay maanta ka dhacdo Magaalada Cadaado.

Beesha Caalamka ayaa Galmudug ka dalbaday in ay ka shaqeyso dib u heshiisiinta.

Sidoo kale waxaa ay sheegtay Beesha Caalamka ayaa si weyn ugu niyad jabtay burburkii ku yimid wadahadladii Galmudug iyo Sidoo kale Ururka Ahlusunna.

Warka kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa lagu ku ballan qaadeen in ay iyaga ay diyaar u yihiin in ay fududeeyaan wadahadallada dib u heshiisiinta ah ee Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Waxaa ay sidoo kale ku baaqday in dib loo bilaabo wadahadalada Galmudug iyo Ahlusunna.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®