SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
03/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweynaha Kenya "Farmaajo Kali Kuma Aha Dagaalka Lagula Jiro Al-shabaab”

 

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa sheegay in wadamada Soomaliya iyo Kenya uu u dhaxeeyo iskaashi dhow,islamarkaana labada dal ay ka shaqeyn doonaan sidii loogu gudbi lahaa Caqabadaha xiligaan taagan.

Madaxweyne Uhuru Kenyata ayaa tilmaamay in Madaxweynaha Soomaliya Farmaajo uusan kali ku aheyn dagaalka lagula jira Xarakada Al-shabaab,islamarkaana Dowladiisa ay ka qeyb qaadanayso.

“Waxaan rabaa inaan u xaqiijiyo Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo in uu leeyahay qof saaxiib ah halkan waxaan jeclahay habka iyo mudnaanta uu siiyay dhanka amniga waxaana diyaar u ahay inaa taa kala shaqeeyo,” ayuu yiri Mr Kenyatta.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa hadalkaan ka sheegay madaxtooyadda Kenya oo shalay uu kulan kula qaatay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya Gamal Mohamed Hassan oo dhawanloo magacaabay wasiir ee dawladda cusub ee Soomaaliya.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®