SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
02/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Shir Muhiim u ah midka London oo Maanta ka furmaya Muqdisho

 

Shir horu dhac u ah shirka looga hadlaayo Arimaha Soomaaliya ee ay Martigelinayso dowladda Ingiriiska 11-ka bishan ka dhacaya Magaalada London ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho.

Shirkaan ayaa waxaa lagu waddaa in ay ka qeyb galaan Mas’uuliyiinta ugu sareysa dalka, xubno ka socda dowladdaha Caalamka iyo sidoo kale ururada caalamiga ee taageera Soomaaliya.

Waxaa lagu wadda Shirkaan saacaddaha soo socda in uu ka furmo Xarunta Ciidamada AMISOM ee Xalane.

Sidoo kale shirkaan ayaa waxaa looga hadlaaya qorshayeyaasha dowladda Soomaaliya ay la tageyso Magaalada London.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®