SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
02/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

WFP oo walaac ka muujisay Xaaladda Dadka Soomaaliyeed ee Abaaruhu saameeyeen.

 


Hay’adda WFP ayaa shaaca ka qaaday in dad tiradooda gaarayso 20 Milyan oo ruux ay u baahan yihiin gargaar dag deg ah, kuwaa oo ay saameeyeen abaaraha ka jira dalalka Soomaaliya, Yemen, iyo Nigeria .

WFP ayaa tibaaxday in caruur iyo dad Da’a ah oo aad u fara badan ay iminka la il daran yihiin macluul aad u ba’an oo saameysay Noloshooda , xili degaanadii ay ku noolaayeen ay ku dhufatay abaar balaaran, oo sababtay in ka dhashaan cuduro iyo gaajo galaafatay nolosha dad aad u fara badan.

Hadalka WFP ayaa qayb ka noqonaya qaylo dhaan maalmihii danbe ka soo yeeraysay ha’ayadaha gargaarka oo la xariirtay in dhibaatooyin dhanka nolosha ah ay ka jiraan dalal dhowr ah oo ay ku jirto Soomaaliya xiligan loo baahan yahay in gargaar deg deg ah la gaarsiiyo, si noloshooda ay uga soo kabsato dhibaatada haysata.

 

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®