SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
02/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Taliyaha Booliska Baardheere oo sheegay in Al-shabaab ay La Wareegi Rabaan Degmadooda

 

Taliyaha Booliska Dagmada Baardheereee Gobalka Gedo C/casiis Xasan Cilmi. ayaa Idaacada Simba u Sheegay in Al-shabaab ay Dib ula Wareegeen Dagaano Dhowr ah oo hoos taga Dagmadaasi kuwaasi oo Muhiim u ahaa Gacan ku heynta Baardheere.


Taliyaha ayaa Sheegay in laga Cabsi qabo Weeraro Al-shabaab ay ku Qaadeen Degmada Baardheere Maadaama Sida uu Xusay ay Muuqato inay Dib u soo laabatay Awoodii Al-shabaab Gobalka Gedo.

Wararka ka imaanaya Gobalka Gedo ayaa Sheegaya in Khilaaf Xoogan uu Soo Kala Dhexgalay Maamulka Jubaland iyo Beelaha Gobalkaasi Daga Taasi oo Sababtay in Al-shaab ay Si fudud gacanta ugu dhigaan Deegaano ay ku sugnaayeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®