SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
02/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Al-shabaab oo Gubay Tuulooyin Ka Tirsan Gobalka Shabeellaha Hoose

 

Gudoomiyaha deegaan ka No 50 Gobalka Sahbeellaha Hoose Cabdulaahi Cali Axmed (Waafoow) ayaa Sheegay in Al-shabaab ay gugeen Guryo iyo Baraago ay leeyihiin dad Rayid ah oo ku Yaala Tuulooyin hoos taga deegaan kaasi


Gudoomiye Waafoow ayaa Xusay in Xaalada ka Jirta Deegaankaasi ay Tahay mid ka sii daraysan ka dib markii Dadka No-50 dhibaatooyin Joogto ah ay kala Kulmeen Dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab oo ku sugan qeybo ka mid Gobalka Shabeellaha Hoose.

Sidoo kale Gudoomiye Waafoow ayaa Dowlada Soomaaliya Iyo AMISOM waxa uu ugu baaqay in Jawaab deg deg ah ay ka bixiyaan dhibtaada Al-shabaab ay ku hayaan Dadka deegaanka No-50 oo Gobalka Shabeelaha hoose.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®