SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
01/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

War Deg Deg ah:- Wasiirka Arrimaha Dibadda Jarmalka oo Muqdisho soo gaaray

 

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Germany sigmar gabriel ayaa Hadda ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho,waxaana la socda Wafdi Heer Sare ah.


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar ayaa garoonka ku soo dhaweeyay Wasiirka,waxaana hadda u socda Kulamo ay Albaabadu u xiran yihiin.

Sigmar Gabriel ayaa sidoo kale ah Kuxigeenka Hogaamiyaha Germany Angela Merkel,waana Wafdigii ugu heersareeyay oo ka socda Germayn oo Soomaaliya yimaada dan iyo waxii ka dambeeyay Burburkii Dowladdii dhexe.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®