SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
01/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Musharrixiinta Madaxweyna Galmudug oo Khudbado ka hor jeedinaya Baarlamaanka Maamulkaasi maanta


Waxaa maanta lagu wadaa in Musharrixiinta Madaxweynaha Galmudug ay Khudbadahooda ka hor jeediyaan Golaha Baarlamaanka Maamulkaasi.

Doorashadaan oo dhaceysa 3-da Bishaan May ayaa maanta Musharrixiinta waxa ay ku soo bandhigi doonaan Xarunta Baarlamaanka Galmudug wax qabadkooda haddii ay ku guuleystaan .

Musharrax Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ka mid ah Musharrixiinta u taagan qabashada xilkaasi Madaxweyne ayaa sheegay in haddii uu ku guuleysto uu ka shaqeyn doono dib u heshisiinta iyo Horumarinta Galmudug.

Illaa 3 Musharrax ayaa la soo warinayaa in ay isu soo taageen qabashada hoggaanka Maamulkaasi Galmudug.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®