SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
01/05/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Saakay lagu Weeraray Gobolka Baay

 

Wararka ka imaanaya degaanka Jameeca Mubaarak oo u dhexeeya Magaalada Baydhabo iyo Degaanka Leego Islamarkaana Hoostaga Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Saakay Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka tirsan Howlgalka AMISOM lagu Weeraray.

Weerarka ayaa ku biloowday sida Wararku ay sheegayaan Qarax Miino oo loo dhigay Ciidamada Itoobiya oo Marayay Degaanka Jameeca-Mubaarak,waxaana Qaraxa Xigay Weerar Toos ah oo Shabaabku ay ku qaadeen Ciidamada Itoobiya.

Ciidamada Itoobiyaanka ah ee la Weeraray ayaa ka baxay Degaanka Leego Ee Gobolka Shabellaha Hoose,waxaana la sheegay in Magaalada Baydhabo ay ku siijeedeen.

Illaa hadda Ma Cadda Cid sheegi karta Khasaaraha soo kala gaaray Ciidamada Itoobiya iyo Ciidamada Itoobiya ee Weerarka lagu qaaday.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®