SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
30/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dowlada oo beenisay in Ciidamo Ajaanib ah ay baarayaan Dadka ka dhoofaya Garoonka Aadan Cadde.



Agaasimaha Saadaasha Hawada Soomaaliya Cabdiwaaxid Cumar Sheekh ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay in Ciidamo Ajnabi ah ay baarayaan Dadka ka dhoofaya Garoonka Aadan Cadde.

Arrintaan ayaa timid kadib markii shalay si rasmi ah xariga looga jaray Duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi.

Waxaa jiray warar soo ifbaxayay oo ku aadan in Ciidamo Ajnabi ah gaar ahaan kuwa Kenyan ah ay baarayaan diyaaradaha ku sii jeeda Magaalada Nairobi.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhigiisa Kenya la soo saxiixday heshiiskaan ku aadan Duulimaadyada Tooska ah ee Muqdisho iyo Nairobi.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®