SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
30/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Golaha Wasiiradda oo Maanta yeelanaya Kulankii ugu horeeyay iyo Qodobo Xasaasi ah oo ay ka hadli doonaan

 

Golaha Cusub ee Wasiiradda Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah yeelan doona Kulankoodii ugu horeeyay,waxaana Shir Guddoomin doona Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Xasan Cali Kheyrre.

Kulanka Golaha Wasiiradda ayaa looga hadli doonaa Labo Ajande oo kala ah Amniga iyo Abaaraha Dalka ka jira sida uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre.

Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa shalay Baarlamaanka Federaalka ka helay Codka Kalsoonida,iyadoo aysan weli la Wareegin Xafiisyadii ay ku shaqeyn lahaayeen.

Golaha Wasiiradda oo Maanta yeelanaya Kulankii ugu horeeyay iyo Qodobo Xasaasi ah oo ay ka hadli doonaan.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®