SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
29/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Golaha Wasiirada oo Maanta Baarlamaanka la hor geeynayo

 

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya ayaa Maanta Golihiisa Wasiiradda horgeyn doona Baarlamaanka Soomaaliya si ay Codka Kalsoonida ay u siiyaan.

Ra’iisul Wasaare Kheyrre ayaa ku rajo weyn in Xukumaddiisa ay hesho Codka kalsoonida ,maadaama ay Xukumadda Cusub laga sugayo Howlo badan.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaan Maanta Shir Guddoomin doonin Kulanka Baarlamaanka,Maadaama uu yahay ku simaha Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka ka maqan.

C/wali Ibraahim Muudey oo ah Guddoomiye kuxigeenka koowaad ayaa la filayaa in shir guddoomiyo kulanka Maanta ee Baarlamaanka lagub horgeynayo Xukumadda uu soo dhisay Ra’iisul Wasaare Kheyrre.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®