SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
29/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Faah-faahin:-Qarax Ka Dhacay Duleedka Degmada Qandala

 

Ugu yaraan labo askari oo katirsan ciidanka difaaca Puntland ayaa ku geeriyooday, saddex kalena way ku dhaawacmeen, kadib qarax miino lagula eegtay duleedka degmada Qandala ee Gobolka Bari habeenimadii Xalay.


Saraakiil ka tirsan Ciidamada Puntland ayaa xaqiijiyay qaraxa lagu waxyeeleeyay Ciidamo ka Tirsan kuwa Maamulka puntland ee ka dhacay duleedka degmada Qandala ee Gobolka Bari,waxaana loo maleynayaa inay ka dambeeyaan kooxdii Daacish ee bishii december ee sanadkii hore laga saaray Qandala kadib dagaal kad hacay.

Ilaa haatan ma jirto cid sheegatay Ma’uuliyadda qaraxa ka dhacay duleedka degmada Qandala ee Gobolka Bari habeenimadii Xalay ee lala eegtay Ciidamada ka tirsan kuwa Maamulka puntland.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®