SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
27/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Ku Baaqay In Fursad La Siiyo Wasiirada Cusub

 

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ugu baaqay Xildhibaanada Baarlamanku iney xukuumada cusub siiyaan fursad ay ku shaqeyso,

Wax sheegay inuusan cal u arag in laga horyimaado iyadoo aan arkin waxqabadkeeda iyo sida ay hawlahooda u gutaan .

“Nidaamka dowladnimada inaan ilaalino ayaa fiican oo aysan wax walba naga noqon diidmo”ayu yiri Cabdi Xaashi.

Hadalka Cabdi Xaashi ayaa imanaya iyadoo xildhibaanada qaar ka hor yimaadeen wasiiradi cusub ee la magacaabay.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®