SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Taliyihii ilaalada Villa Soomaaliya Oo La badalay iyo Taliye Cusub oo loo Magacaabay.

 

Wararka naga Soo Gaaraya Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa Shegaya in la Badalay Taliyihii Madaxtooyada Soomaliya General Ibraahim Sheekh Muxiyidiin iyadoona Loo Magacaabay Xilkaasi Col. Axmed Maxamed Af-cadey Oo Horey u ahaa Taliyihii Madaxtooyada Xiligii Shariif Sheekh Axmed

Taliyaha xilka laga bedelay Ibraahim Sheekh Muxiyadiin ayaa mar soo noqday Madaxa Paratocol-ka Madaxweynihii hore, waa nin ay aad isugu dhowaayeen Xasan Sheekh.

Madaxweyne Farmaajo ayaa horey isbadal ugu sameeyey Agaasimihii madaxtooyada iyo xubno kale, una magcaanay masuuliyiin cusub.

 

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®