SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dilal qorsheysan oo ka dhacay Laascaanood iyo Howlgallo ka socda

 


Sida aysheegeen qaar ka mid ah dadka kunool Magaalada Laascaanood waxaa xalay Magaaladaasi ka dhacay dilal kala duwan.

Xalay ayaa la sheegay Kooxo hubaysan inay dileen Jaamac Cabdi oo ka mid ahaa dadka ku nool Magaalada Laascaanood.

Sidoo kale dabley hubaysan ayaa isla Magaalada Laascaanood, waxa ay ku dileen nin magaciisa lagu sheegay C/xakiin Ducaale, waxaana goobtaasi ka baxsaday raggii dilka gaystay.


Illaa hadda ma cada sababta rasmiga ah ee ka dambeysa dilalkan qorsheysan ee ka dhacay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

Ciidamada ammaanka ayaa Magaalada waxa ay ka wadaan hawlgalo ay ku baadigoobayaan raggii ka dambeeyay dilalkaasi qorsheysan ee ka dhacay Magaalada Laascaanood.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®