SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Wasiir ka tirsanaan jiray maamulka Khaatuma oo Geeriyooday

Sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Khaatuma waxaa Magaalada Diri-dhaba ee Dalka Itoobiya ku geeriyooday Wasiirkii Hore ee Arimaha Gudaha maamulka khaatuma Yaasiin Axmed Sulub.

Yaasiin Axmed Sulub ayaa waxaa kusoo booday xanuun deg deg oo dhanka Wadnaha Ah.

Waxaa uu ka mid ahaa Qurba joogta dalka dib ugu soo laabtay , waxaana Sanadyadii lasoo dhaafay uu maalgashi ka waday degaanada maamulka Khaatuma.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®