SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
21/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Wasaarad cusub oo lagu soo kordhiyay Wasaaradaha dowladda

 


Wasaarad cusub ayaa lagu kordhiyay Wasaaradaha dowladda Soomaaliya.

Wasaaradaan cusub ayaa waxaa lagu magacabaa Wasaarada Gargaarka iyo Musiibooyinka.

Wasiirka wasaaradaasi ayaa waxaa loo magacabaay Maryan Qaasim oo horay usoo noqotay Wasiirka Arimaha bulshada .


Maryan Qaasim ayaa waxaa lagu xasuustaa in ay wax badan kusoo kordhisay Arimaha Bulshada xilligii ay Wasiirada aheyd.

 

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®