SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
21/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Liiska qaar kamida Wasiirada oo horey loo yaqaaney Wajiyadooda

 

Raisulwasaraaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Xasan Cali Kheyre aya goordhaweyd ku dhawaaqay Golihiisa wasiirada Xukuumadda Soomaliya oo muddo laga sugayay in uu ku dhawaaqo.


Raisulwasaaraha ayaa ku dhawaaqay Golle wasiiro oo kor u dhaafaya 20-wasiir iyo 1- raisulwsaare ku-xigeen, sharuudaha uu ku xushtay waxaa kamid ah in da’diisa aysan ka yareyn 30-sano In uu haysto Shahaado heer Jaamacadeed.

Dadka ku jira waxaa kamid ah Yuusuf Garaad cumar safiirkii Hore Dowladda Soomaliya ee Qaramada Midoobay waxaa loo magacaabay Wasiirka arimaha dibada, wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibada Soomaliya C/raxmaan Ducaale Beyle waxaa loo magacaabay Wasiirka maaliyada, Eng yariisow waxaa loo magacaabay Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaliya, iyo Wasiirka amniga gudaha waxaa loo magacaabay xil Ducaale islow.
Lasoco warkaan oo dhameystiran Insha alaah

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®