SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
21/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

War Deg Deg ah:- Saxafadda oo looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

 

Waxaa Hadda Saxafadda looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la filayo in lagu dhawaaqo Golaha Wasiiradda Soomaaliya.

Maanta ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo Mudooyinkaan Hadal heyntooda ay aheyd mid Joogto ah.

Golaha Wasiiradda ayaa la filayaa in ay inta badan noqdaan Wajiyo Cusub sida ay sheegeen illo Xog ogaal ah.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®