SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
20/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweyne ku xigeenka Mamulka Galmudug oo Beeniyay in uu Khilaaf ka dhex jiro Mamulkooda

 

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabay oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in aysan jirin Khilaaf ka dhexeeya Xildhibaabanada Baarlamaanka maamulka Galmudug.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in xildhibaanada Galmudug aysan is khilaafsaneyn ayna diyaar u yihiin in ay si wadajir in ay uga qeyb qaataan howlaha doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in doorashada Madaxweynaha Galmudug ay sida ugu dhaqsiyaha badan ay u dhici doono.

Ugu dambeyntii Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa xusay in Galmudug ay diyaar u tahay dib u heshiisiin ka dhacda gobolada Dhexe.

 

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®