SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
18/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dad lagu laayey duleedka magaalada cadaado

 

Ugu yaraan labo Ruux ayaa ku dhintay, kadib markii maleeshiyaad hubeysan ay weeerar ku qadeen Gaari siday Khaad oo ka ambabaxay Magaalada Cadaado.

Gaarigan oo mararay Duleedka Cadaado ayaa ku sii jeeday Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in Kooxihii hubeysnaa ay horey u ka xeysteen Gaarigaasi.

Saraakiisha amaanka ee Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay wadaan howlgallo kala duwan oo baaritaan oo ku aadan dhacdadaasi.

Wararka ayaa sheegaya in dableydii weerarkaasi fulisay ay Gaariga la aadeen Degaan lagu magacaabo Qeydara oo ka tirsan Gobolka Mudug.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®