SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
18/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Kooxo hubeysan oo toogtay mid ka mid ah Ergadii soo dooratay Xildhibaanada

 

Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in kooxo hubeysan ay degmadaasi ay ku toogteen mid ka mid ah Ergooyinkii soo dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Haabiil Abuubakar oo ka mid ahaa Ergadii Xildhibaanada Baarlamaanka Soo dooratay ayaa lagu dilay Xaafadda Buundo Yar ee Afgooye.

Kooxihii dilka geystay ayaa la sheegay in ay goobta ka baxsadeen waxaana halkaasi soo gaaray ciidamada dowladda Soomaaliya oo bilaabay howlgallo lagu baadigoobaayo kooxihii dilka geystay.

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa sii kordhaayay dilalka loo geysanaayo Ergadii soo dooratay xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®