SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
17/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Goormuu bilaabanayaa Mooshinka Shariif Xasan ?

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in iminka ay soo idlaatay diyaarinta Mooshinka ka dhanka ah Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Xubnahan ayaa waxa ay sheegeen 20-ka Bishan aynu ku guda jirno in Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed bilaabi doonaan ka doodista Mooshinka laga gudbinayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Madaxweyne Shariif Xasan ku eedeynaya in uusan waxba u qaban shacabka Koonfur Galbeed, iyaga oo sidoo kale sheegay in waqtiga uu ka idlaaday.


Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayay ka dalbadeen in 20-ka Bishan uu u furo kalfadhiga xubnaha xildhibaanada, si ay u horgeeyaan Mooshinka ka dhanka ah Shariif Xasan.

Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlaya arrintan.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®