SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
16/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Gudmoomiye Ku Xigeen Degmo Oo Loo Xiray Xiriir uu La Sameeyay Al-shabaab

 

Maamulka koonfurgalbeed ayaa xabsiga Dhigay gudoomiye degmo oo lagu eedeyay in uu xiriir la leeyahay al-shabaab.

Taliyaha Saldhiga Degmada Buur-hakaba Aadan isaaq cali ayaa sheegay in xabsi ku yaalla maagaalada Baydhabo uu haatan ku xiran yahay Gudoomiye ku xigeenka Degmada Buur-hakaba.

Taliyaha ayaa sheegay in gudoomiye ku xigeenka xabsi loo Dhigay xili lagu helay arimo la xariira al-shabaab.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®