SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
16/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Puntland oo Sheegtay Inay Ka Soo Horjeedaan In Madax Furasho La Siiyo Kooxaha Markabka Ku Heesta Xeebaha Gobolka Bari

 


Madaxda maamulka Puntland ayaa sheegay inaysan ogolaan doonin in lacago madax furasho la siiyo kooxaha heesta Markab shidaal oo dhawaan laga Afduubay xeebaha Bari ee Puntland laguna hayo deegaanka Caluula ee maamulkaasi.

Cabdirisaaq Maxamed Dirir agaasimaha la dagaalanka Burcadbadeeda maamulka Puntland oo la hadlay laanta Afka soomaaliga ee VOA-ada ayaa sheegay inay ka soo horjeedaan in la bixiyo madax furasho la siiyo kooxaha Bucada, ee afduubta Maraakiibta shisheeye ee ku sugan xeebaha soomaaliya iyo meelo ka baxsan oo ay kooxuhu ka soo afduubaan.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®