SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
16/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweynaha Jubbaland oo talo ku soo jeediyay in siminaarada la qabanayo in dalka gudahiisa lagu qabto oo aan maamulno anagu

 


Madaxweynaha Maamulka Jubbland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku taliyay tababarada loo aadayo dalka dibaddiisa in loo soo weeciyo gudaha dalka.

Axmed Madoobe ayaa arrinkaas ku sheegay in ay lacag badan u soo celineyso dalka, gaar ahaan lacagaha lagu qarash gareyn lahaa tababarada dalka dibaddiisa.

Sidoo kale Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Maamulka Jubbland ayaa sheegay muhiim in ay tahay in la arko tababarada dibadda loo aado in gudaha dalka lagu qabto, isaga oo sidoo kale sheegay in dal walba ay dadkiisa dhistaan.


Hadalkan ayuu Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) waxa uu ka sheegay xilli uu ka qeyb galayay tababar Magaalada Nairobi loogu soo xirayay xubno ka tirsan Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®