SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
15/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Taliyihii Kooxda Daacish Ee Magaalada Dagaalku uu ka socdo ee Mosul oo La Dilay.

 


Hadal ka soo yeeray Ciiddanka Dalka Iraq ayaa lagu sheegay in la dilay Taliyahaasi oo la oran jirey Abu C/raxmaan Ansaari, xilli ay Ciiddanka Hawlgal ka wadeen Degmadda Baab Al-toob.

Dilkiisa ayaa la sheegay inay dhabar-jab ku tahay Maleeshiyadda Daacish ee difaaca kaga jira qeybta qadiimiga ee Mosul.

Ciiddanka Dowladda ayaa la sheegay inay qabsadeen 30% masaafadda guud ee magaalladda Mosul, waxayna haatan kaabiga ku hayaan Buundo ku taalla Galbeedka Mosul, iyadoo horey u soo qabsaday 3 ka mid ah 5-ta buundo ee ku taalla magaalladaasi.

Dhinaca kale, in ka badan 200,000 oo qof ayaa ka barakacay magaalladda Mosul, tan iyo markii ay Milliteriga Iraq bilaabeen Hawlgalka Mosul bishii October ee sannadkii hore.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®